Gabar iyada oo la gudayo Geeriyootay iyo Waalidiinteeda oo xabsi la dhigay

Gabar 14-sano jir ah ayaa geeriyootay xili lagu sameenayay Gudniinka loo yaqaan fircooniga, waxaana talabaadaasi keentay in xabsiga la dhigo waalidiinta gabadhaasi iyo dhaqtarkii gudniinka sameenayay. Nada Abdul Maksoud ayaa la geeyay isbitaal gaar loo leeyahay oo kuyaala magaalada Asyut , waxaaa gabadhan xili lagu sameenayay gudniinka Fircooniga ah nafta ka baxday sida ay wariyeen … Continue reading Gabar iyada oo la gudayo Geeriyootay iyo Waalidiinteeda oo xabsi la dhigay